assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh walalayaal waxaan rabaa in aan ogaado fasirka riyada oo ku saabsan in aad ilmo qurux badan oo lab ah hesho bisha lixaad fadlan igu caawi inaan fasiro riyadan