Waxa aan ku riyooday in dad aynaan garanayn ay albaabka gurigayaga soo garaaceen oo ay iga codsadeen in aan u ogolaado in ay maydkooda maydhaan, aniguna waan oggolaaday in ay soo galaan.