assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh, waxaa ii timid dumaashiday oo dhimatay waxayna i waydiisay in aan garanayo ruqyada iyo inkale, iyada oo ku beegan foolkeeda wakhtiga ruqiya, kadibna way toostay.